Talk:Mohamoud Mohamed Guled

Latest comment: 6 years ago by InternetArchiveBot in topic External links modified (February 2018)

Untitled edit

MAXAMED MAXAMUUD GUULEED GACMA DHEERE WAX UU KU DHASHAY DAGMADA HOBYO EE G/BOLKA MUDUG SANADKUMARKUU AHAA 1954 WAXUUNA QURAANKA KARIIBKA AH KU BARTAY ISLA DAGMADA HOBYO WAXUUNA DUGSIGA H/SE IYO DH/XE KU QAATAY ISLA GOBOLKA MUDUG MAXAMED MAXMUUD AABIHIIS SHIIKH MAXAMUUD GUULEED GACMA DHEERE WUXUU AHA KUXIGEENKA QAALIGA DAGMADA HOBYO EE GOBOLKA MUDUG MUDANE GACMA DHEERE WXUU DUGSIGA SARE QU QAATAY MAGAALADA CAASIMADA MUQDISHO WUXUUNA WAX BARSHO U AADAY DALALAKA IRAAQ IYO ROOMAANIYA AMA RUUSHKA OO MARKAAS AHAA MIDOWGII SUUFIYEETI IN TAAS KA DIB GACMA DHEERE WUXUU KA SOO BAXAY JAAMACADII WUXUUNA DAGAY DALKA BIRITEN WUXUUNA BILAABAY SIYAASADA OO UU MARKII HORE SOO BARTAY GACMA DHEERE WUXUU 2OO2 ISKU SOO SHARAXAY DORASHADII KA DHACAYSAY DALKA JABUUTI GAAR AHAAN MAGAALADA CARTA EE DALKA JABUUTI WAANA LOOGA GUULAYSTAY MARKAS KADIB AYUU GACMA DHEERE WAX UU SAMAYSTAY URUR KAASOO UU KA DUULIJIRAY MARKII AY TIMAADO FARSAD SIYAASADEED WUXUNA KU BIIRAY WADA XAAJOODKII KA DHACAY MAGAALADA ILDOOREED EE DALKA KEENYA HORAANTII 2004 KAASOO MUDO UU SCODAY SHIRKAASI GACMA DHEERE WUXUU HELAY XILIBAAN MARKII DANBANA WUXUU NOQDAY MASIIRKA HOWLAHA GUUD IYO GURIYANTA MUDO KADIBNA WUXUU NOQDAY WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA KAASOO UU KA QAYB QAATAY DAGAALADII MARKAASI U DHAXEEYAY MIDOWGII MAXKAMADAHA IYO DOWLADII C/LAAHI YUUSUF AXMED OO AY TAAGEERAYSAY ITOPIYA MARKAAS KA DIB AYUU GACMA DHEERE MUDO SAACADO AH WUXUU NOQDAY RAISUL WASAARE DALKA MARKII UU MAGA CAABAY C/LAAHI YUUSUF AXMED TAASI MARKAY SOCOWAYSAY AYUUHADANA IS ABAABULAY OO UU MUSHARAX NOQDAY KADIBNA WAA UU KA LAABTAY MARKUU ARKAY WAXA MEESHA KASOCONAYA HADA MAXAMED MAXAMUUD GUULEED GACMADHEERE WAA XILIBAAN KATIRSAN DOWLADA WUXUUNA ILAHADA U SHARAXAN YAHAY MADAXTINIMADA SOMAALIYA DIYAARIYE KADIYE XAAJI ABSHIR KANBAALA


Citation that he is the new Minister of the Interior? edit

I have media citation that Hussein Aidid was moved to Public Works and Housing, but do we hav a citation that Guled was moved to the Minister of the Interior? --Petercorless 13:36, 8 February 2007 (UTC)Reply

External links modified (February 2018) edit

Hello fellow Wikipedians,

I have just modified one external link on Mohamoud Mohamed Guled. Please take a moment to review my edit. If you have any questions, or need the bot to ignore the links, or the page altogether, please visit this simple FaQ for additional information. I made the following changes:

When you have finished reviewing my changes, you may follow the instructions on the template below to fix any issues with the URLs.

This message was posted before February 2018. After February 2018, "External links modified" talk page sections are no longer generated or monitored by InternetArchiveBot. No special action is required regarding these talk page notices, other than regular verification using the archive tool instructions below. Editors have permission to delete these "External links modified" talk page sections if they want to de-clutter talk pages, but see the RfC before doing mass systematic removals. This message is updated dynamically through the template {{source check}} (last update: 18 January 2022).

  • If you have discovered URLs which were erroneously considered dead by the bot, you can report them with this tool.
  • If you found an error with any archives or the URLs themselves, you can fix them with this tool.

Cheers.—InternetArchiveBot (Report bug) 20:52, 3 February 2018 (UTC)Reply