UMASES

Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed Ee Sakarya, waa urur ka shageya arimaha waxbarashada iyo isku xirnaanta ardayda, wacyigalinta, caawinaada iyo midnimada umada soomaaliyeed si loo xoojiyo.

Umases waxaa Guddomiye ka ah Ahmed Abdikarim, sido kale Guddomiye ku xigeen waxaa ka ah Ibrahim Nur Haji, Guddomiyaha shuurada waxaa ka ah Abdiladid Omar, xubnahan umases waxey xilka qabteen sanadkii 2016 kii bisha 6'aad, waxeyna xilka hay doonan ilaa mudo 2017 bisha 6'aad. Umases waa ururka ugu fir fircon Dalka gaar ahaan Magaaladda Sakarya, ururkan mudadii uu shageynayay wax yaa lihii u qabtay waxaa ka mid ah in uu cawiyo ardayda, dadka dhibateysan ee dalka jooga sido kale in ay qabtaan barnaamijo ku saabsan madadaaloyin sida Isboortiska noocyadiisa kala duwan iyo bandhig faneedka sanad laha soo bandhigada maal'maha dhaqan ka iyo barnaamijo badan, umases waxx qabadkeeda halkan lagu ma soo koobi karo mudooyinkii ay shegeyneysay.