Ururka Midowga Ardayda Soomaliyeed Ee Sakarya-Turkiga (UMASES)

Umases waxaa la aas'aasay 2016, lkn 2012 waxaa jiray urur arday waqtigaas mudo gaban shaqeynaya. 2015 waxaa urur kale oo la sameyaya kaasina waxuu lahaa magacan oh (SSS) Ardayda Soomaaliyed Ee Sakarya. 2016- jun 3'deeda waxaa la sameyaya ururka Umases oo hatan shageeya waxaana Guddomiye loo doortay Ahmed Abdikarim sido kale Guddomiye ku xigeen waxaa loo doortay Ibrahim Nur Haji. sido kale Ururka waxuu ka gooban yahay xubnooyin badan Sidoa Guddomiye, Gudd. ku xigeen, Xogheen, Madaxda maaliyda, Madax haweenka, Xubno 2 qof Isboortiska, Xubin Dhaqan iyo xubno 3 qof ah Waxbarashada iyo Arimaha Bulshada

sidoo kale waxuu leeyhay Guddi sare ama shuuro ah dhanka xalinta qilaafadka.

Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed Ee Sakarya

waxuu ka shaqeeyaa dhamaan baahiyaha arday dhan walba, sida Caawinaada, tageerida dhanka waxbarsho, soo dhawaynta Ardayda Cusub iyo tiiwangalintooda, iyo in ay qabtaan barnaamijo dhaqan, ciyaaro iyo madadaaloyin kale. [1]

  1. ^ umases2016@gmail.com