axmed farax raagge

edit

axmed dable waa halgamaa caan ka ah gobalka gedo wuxu ku dhashay magalada luuq ganaane ee gobalka gedo wuxuu kamid ahaa ragii ka soo horjeestay gumeeystihii talyaaniga ee xiligaa ku sugnaa gobalka gedo

wuxuu ahaan ninka uu sayid muxumed cabdilla xasan uu kula kulmay gobalka gedo xiligii ay dagaalka ku wada jireen axmed farax raage waxaa axmed dable u bixi soomaalida iyoo ula jeedo inuu talyaaniga dab ku shiday Abdulwahab tima jilac (talk) 16:29, 4 April 2018 (UTC)Reply