Nasser Abdi Nour ( Somali: Naasir Cabdi Nuur Arabic: ناصر عبدي نور)

Waxaan ku dhashay dowllad deegaanka soomaalida itoobiya ee deg: gashaamo

Duleedkeeda meel baadiye ah 2000 waxaan ahay arday hayaanka waxbarasho

Ku jira geediga waxaan ku furo doona meel naq ah (rooban) waana guulaysan

Doona hadii Eebe (S.w.t) ogalaado