User:Mudey/Abukar Mahdi Mudey

Abukar Mahdi Mudey "Qashoow Mahdi" ... Waxa uu ka mid ahaa dowlidii Adan Cade,markii kacaankii 21 Octobar dhashay waxaa uu ka baxay siyaasada waxa uu ahaa ganacsade madax banaan,beesha uu ka dhashay mar kasta horseede ayuu u ahaa,dhaqaale ahaana aad ayuu u caawini jiray,dhamaan Somali weeyn ayuu magac ku lahaa, haddii aad tiraahdo Qashoow Mahdi ayaan rabaa,magaalada Muqdisho iyo agagaaraheeda cid walba ayaan garaneeysa magacaas,waxa kale oo uu ku magac dheera beeshiisa Shirib-ka ayuu ku hadli jiray marka uu rabo in uu dhiibto figradiisa,meelaha caan-ka ah ee laga heli jiray marka uu siyaasada ka baxay waxaa ka mid aheeyd Bar Fiat oo aay soo fariisan jireeyn dhamaan siyasiyiintii hore ee la shaqeeyn jirtay dowlidii ka horeesay ee siyaad Bare. Siyaad Bare oo ahaa Madaxweeynihii Kacaanka Somaliyeed weey isku dhawaayeen Qashow Mahdi, marna iska hor imaad kama dhex dhicin. Qashoow Mahdi wuxuu ku lahaa Beer weeyn meel ku dhow Balcad oo la yiraahdo Is Goos, Waxa uu tabcan jiray beertiisa,waxa uu deganaa degmada Shibis Belagio Arab.

References

edit

Mohamud Ali Moallin

edit