Mohammed Abshir Aadan Bullaale waxa uu ku dhashay Gobolka sool gaar ahaan miyiga degmada Taleeh sanadku markuu ahaa 1996 waxaa uu waxbarashadiisa hoose/dhexe ka bilaabay kuna dhamaystay 2006_2012. Sidookale waxa uu dugsi sare ku Qaatay sanadihi 2013_2017 isla Gobolka sool caasimadiisa laascaanood Gaar ahaan dugsiga sare muuse yuusuf secondary school . Isagoo isla sanadkaas shaqo ka Helay wasaaradii la odhan jiray wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo iminka loo bedelay wasaaradda shaqo gelinta,arrimaha bulshada iyo Qoyska. Isla sanadkaas waxa uu bilaabay jaamadda nugaal university isagoo bilaabay kuliyadda Ganacsiga iyo maaraynta.