Gulled raage ebekar (gacaney) Waa faracii beesha rer xaaji saleebaan Gaar ahaan jufadda ugu tunka weyn ee Rer muuse gulled gacamay waxaa ka farcay sagaal wiil kala af bah 1 samater guuled
Yaroow gulled Xasam jabey guled
2 mohamed gulled
Ahmed gulled Abdi gulled
3 bare gulled
Buukole gulled
4 ciid gulled
Tariikh ahaan guled gacamay wuxuu nin halyay ah oo tariikhda besha baal dahab ah kaga jira dhasiisuna waxay u badan dad oqoon yahaa culumo gacansato
Dadka ugu caasan waxaa ka mid ah
Wasiir ahmed abdi kariye Abwaan faarah kariye Gacnacsade cabdulahi (ayatulaah) G/le sare nuur cilmi yarow Gans siciid mohamed abdi