Garaad salaad wehliye waxa uu dhashay 1986 waxa uu ku dhashay somalia gaar ahaan gobolka hiiraan tuulo lagu magacaabo qandoolyaay oo 75 km kaga beeegan dhanka bari magaalada b/weeyne garaad waxa uu waxbarashadiiisa dugsiga quraaanka kasooo bilaaabay isla halkii uu ku dhashay garaad asagooo yar ayuu usooo wareeegay dagmada buulaburte waxa uu halkaa ka bilaaabay dugsigiii hoose dhexe eee la oran jiray allamagan instute garaad fursad uma hellin heer jaaamacad waxana uu taaa badalkeeda u badalay nin dalmareeyn ah oo 11 wadan oo african ah nolol ka raadiyay halka uu aaaqirkii usoo baqoolay qaarada yurub