Galdogob city
Magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Hi, my name is Abdullahi and I will write a lot of Articles in Somali language, and I am a student at

Somali National University.

Daarood

edit

Daarood (Af Ingiriis : Darod; Af Carabi : ar‎) waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika. Beesha Daarood waxaay degtaa wadanka Soomaaliya , Jubaland Galmudug iyo Puntland wadanka Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Kiinya. Guud ahaan, beesha Daarood waxaa ka farcama reero badan oo ka mid ah Mareexaan: Absame, Harti (Majeerteen, Beesha Darawiish, Dishiishe iyo Warsangali) Lailkase iyo beelo kale.

Daaroodku Wuxuu ku hadlaa lahjad isku mid ah waase jiri karaan waxyaabo yar yar oo lagu kala gedisnaan karo taas oo intii hadba isku deegaanii ay ereyada qaybtood isku si u adeegsadaan'ama ugu dhawaaqaan.

Qaabdhismeedka beesha

edit

Mareexaan

■ Howrsame

■ Reer xasan

■ Reer faarax ugaas

■ Uur midig

Leelkase

■ Maalismoge

■Muumin Adan

■Mohamed Adan

■ Mohamud Ali

■ Korse

■Fiqi Ismaaciil

■ Reer Ali sheikh

■ Suhure

Harti

■ Dhulbahante

Xusaen Siciid

Muuse Siciiid

Axmed Siciid

■ Warsangali

△ Dubays

△ Cumar

Majeerteen

■ Dashiishe

Reer Ugaas

Reer Boqor

Reer Xaaji

leelkase

edit

leelkase

Daarood

edit

Daarood