Name:barkhad mohamed omar Nickname:suldaan Birth place:galkacyo/bacadweyn. Date of birth: december/1/1993 Nationality:somalia Religion: islam/muslim. Languege:soomaaali. Taariikhda wax barashadeyda. Waxaan wax barashada aas aasigaa ka bilaabay degmada galkacyo tuulo hoos timaada oo loo yaqaan bacaadweyn. Waxaan ku gaaray wax barashada illaa heer dugsi hoose sanadka markuu ahaa 2003 waxaan u wareegay gobolka bari gaar ahaan magaala madaxdiisa bosaso waxaan dib usii watay wax barashadii iskuula imamu shaafi ayaan ku gaaray misna illaa fasalka 5aad. 2007 bilawgeeda waxaan ku soo wareegay caasimada dalka ee muqdisho. Oo wax barashadeydii dugsiga dhexe iyo sare aan ku dhameeyey sanadku markuu ahaaa 2013 bishii june ayaan dhameeyey wax barashadii dugsiga sare alx. Waxaan u soo wareegay bosaso halkaas oo aan jaamacad ka bilaabay..........