mahdi cali warsame wuxuu dhashay 28/02/1994 waxaanuu ku dhashay magaalada berbera wuxuu ku koray magaalada berbera wax barashadsii hoose iyo dhexe wuuxuu ku soo qaatay dugsiga cumar binu khadaab ee magaalada berbera halka dugsigii sarena uu u wareegay bursade secondary school oo isna ku yaala magaalada berbera ilaa hadana wuxuu degree gii koowaad ka diyaariyaa jaamacada golis university berbera culuunta ict mahdi cali waa ganacsade business interpuener taariikhdaas kooban ka bacdi mahdi cali wuxuu u taagan yahay doorashada golaha deegaanka degmada berbera ee 2019 waxaanuu kalsooni buuxda ku qabaa inuu soo baxayo waxaanuu diyaar u yahay inuu oofiyo balan qaadyada uu u qaado bulshada reer berbera golihii degmadaa duqayti noqdee doorkii da,yar ta la joogaa waa hal ku dhiga murashax mahdi