axmed faarax raagge

waa muwaadin soomaaliyeed oo u soo halgamay soomaaliya gaar ahan gobalka gedo halkaa oo ay ugu baxday naaneeysta Axmed Dable

sababta ayaa lagu sheegay inuu ahan nin aad u dhibay gumeeystihii talyaaniga sidaana lagu bixiyey axmed dable

waxaa kaloo taariiqda sheegta inuu abbahii farax raagge naaleeyo ahaan jiray suldaan ka taliya gobalka gedo xiligaas waxi ka horey axmed ayaa lagu sheegay inuu dhalay 20 wiil kuwaas oo si daga u dababaray la dagaalka gumeeystaha ilaa wuu ku waayo wiilasbisa ayuu u halgamay gobalka gedo

lakiin saniib darada jirtay ma jirin wax qoraal ah oo laga sameyey soomaaliya waxa jira dad badan oo si gaaban u halgamay lakin an taariikhdooda la xusin inta badan amaba an laga war haayin

axmed dable wuxu caan ka ahaan gobalka gedo iyagoo waliba ilaa hada taariikhdiisa laga sheegayo marmar qaar

allah u naxariista axmed dable